(Akhriso) Sagaal Shardi oo lagu xiray musharaxiinta doorashada Koonfur galbeed

Guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ilaa 9 qodob oo ah shuruudaha laga doonayo qofka noqonaya murashaxa madaxweyne ee maamulka. Shuruudaha ayaa kala ah. 1- Inuu yahay muwaadin Soomaali ah, una dhashay deegaannada Koofur Galbeed, oo aan qabiun xaas ajnabi ah. 2- Inuu muslim yahay, kuna dhaqmo diinta islaamka. … Continue reading (Akhriso) Sagaal Shardi oo lagu xiray musharaxiinta doorashada Koonfur galbeed